سورة الفاتحة

Suuradda Al-Faatixa oo af Soomaali ah

Furitaanka

  • 1
  • 7 aayadood
  • Makki
  • Juz’ 1
  • Bogga 1
Musxafka

Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF

Suuradda Al-Faatixa (الفاتحة) waa suuradda koowaad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 7 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Furitaanka”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 1.

Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda Al-Faatixa oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.

Suuradda Al-Faatixa oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin

  1. بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ۝١

    Bismi Allahi alrrahmani alrraheemi

    In the name of Allāh1, the Most Compassionate, the Most Merciful.

    Sharaxa hoose
    [1] Allāh is the supreme and uniquely proper Name of God. Linguistically, it is a proper, underived Name belonging exclusively to the One Almighty God—the Creator and Sustainer of the heavens and the earth and all that is within them; the Eternal, Absolute, and Self-Sufficient One, who alone is worthy of all worship. This majestic Name refers to the very same One God worshipped and proclaimed by Noah, Abraham, Moses, Jesus, Muhammad ﷺ, and all the other prophets sent by God. The Qur’an identifies Him as Allāh, affirming the unbroken continuity of pure monotheism throughout divine revelation and the unified message of all the prophets.
  2. ٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَـٰلَمِينَ۝٢

    Alhamdu lillahi rabbi alʿalameena

    Ammaan idilkeed iyo mahad waxaa leh Allaah, Rabbiga uumanka.

  3. ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ۝٣

    Alrrahmani alrraheemi

    Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista Badan1.

    Sharaxa hoose
    [1] Ar-Raxmaan iyo Ar-Raxiim waa labo magac uu leeyahay Alle ee ka soo jeeda kelmedda Raxmah. Xagga naxwaha afka Carabiga labada magacba waa ku xeel dheeraansho Naxariisashada. Waa Deeq ballaaran iyo Naxariisasho guud ahaaneed labaduba. Raxmaan waxaa lagu tilmaamaa Alle oo keliya, waana sifad aan cid kale la wadaagin, halka Raxiim lagu tilmaami karo qof gaar ah. Nabiga s.c.w. waxaa uu Qur’aanku ku tilmaamay inuu yahay Raxiim. Raxmaan se waa wax ka sarreeya heerka Aadmiga (waa Naxariisasho durba ah oo guud ahaaneed) oo waqti ku kooban oo uunka oo idil gaadha, caddaaladdu waa qayb ka mid ah Naxariistan. Alle wuxuu isku tilaamamay sidoo kale Raxiim oo ah Naxariisasho joogto ah oo gaar ahaaneed oo u naxariisto mu’miniinta, denbi dhaafka iyo ceeb asturidda waa qayb ka mid ah Naxariistan.
  4. مَـٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ۝٤

    Maliki yawmi alddeeni

    Boqorka Maalinta Jaazeynta1.

    Sharaxa hoose
    [1] Qiyaamada ee iska leh wax walba.
  5. إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ۝٥

    Iyyaka naʿbudu waiyyaka nastaʿeenu

    Adigoo Keliya baynu (Allow) ku caabudi, oo Adigoo Keliya baynu ku weydiisan kaalmo.

  6. ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ۝٦

    Ihdina alssirata almustaqeema

    Nagu hanuuni (oo sug) Jidka Toosan.

  7. صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ۝٧

    Sirata allatheena anʿamta ʿalayhim ghayri almaghdoobi ʿalayhim wala alddalleena

    Jidka kuwa aad u Nicmaysay1, aan aheyn (jidka) kuwa loo cadhooday2 iyo (jidka) kuwa lunsan midna3.

    Sharaxa hoose
    [1] Kuwo Alle siiyey Galladdiisa waa Nabiyada, runlowyada, suubbanayaasha, iyo shuhadada. [2] Kuwa uu Alle u cadhooday waa kuwa iyagoo u cilmi leh aan ku camal falin diinta ee diida xaqa, sida Yuhuudda iwm. [3] Kuwa lunsan waa kuwo cilmi la’aan iska cibaadeysta iyagoo ku socda caqiidooyin gurracan sida Nasaarada iwm.

Su’aalaha badanaa la is weydiiyo

Waa maxay macnaha magaca Suuradda Al-Faatixa?

Macnaha Al-Faatixa waa “Furitaanka”.

Suuradda Al-Faatixa juz’ immisaad ayay ku jirtaa?

Suuradda Al-Faatixa waxay ku jirtaa juz’ 1.

Suuradda Al-Faatixa immisa aayadood ayay leedahay?

Suuradda Al-Faatixa waxay leedahay 7 aayadood.

Suuradda Al-Faatixa ma Makki baa mise waa Madani?

Suuradda Al-Faatixa waa suurad Makki ah.

Suuradda Al-Faatixa waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?

Waa suuradda koowaad ee Qur’aanka.

Ilaha

  • Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
  • Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
  • Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
  • Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
  • Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
  • Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.

Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.

Dejinta akhriska

Farta Qur’aanka
Cabbirka Carabiga
100%
Cabbirka turjumaadda
100%
Muuqaalka

Ku dar shaashadda hore

ReadSurahKa fur ReadSurah shaashadda hore, oo ku akhri shaashad buuxda. Suuradaha aad akhriday way furmayaan xitaa internet la’aan.

  1. Safari gudihiisa, taabo badhanka “Share”. iPhone-yada cusub, wuxuu ku jiraa liiska •••.
  2. Taabo “Add to Home Screen”. Hoos u dhaadhac haddii aadan arkin.
  3. Taabo “Add”.