سورة العاديات
Suuradda Al-Caadiyaat oo af Soomaali ah
Fardaha orda
- 100
- 11 aayadood
- Makki
- Juz’ 30
- Bogagga 599–600
Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF
Suuradda Al-Caadiyaat (العاديات) waa suuradda 100aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 11 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Fardaha orda”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.
Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda Al-Caadiyaat oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.
Suuradda Al-Caadiyaat oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ
-
وَٱلْعَـٰدِيَـٰتِ ضَبْحًا١
Waalʿadiyati dabhan
Waxaan ku dhaartay ordayaasha dheereeya iyagoo qaylyi (fardaha dagaalka, iwm).
-
فَٱلْمُورِيَـٰتِ قَدْحًا٢
Faalmooriyati qadhan
Iyo kuwa kiciya dhimbilaha dabka.
-
فَٱلْمُغِيرَٰتِ صُبْحًا٣
Faalmugheerati subhan
Iyo kuwa (cadowga) weerara subaxa horeba,
-
فَأَثَرْنَ بِهِۦ نَقْعًا٤
Faatharna bihi naqʿan
Ee boodhka kiciya,
-
فَوَسَطْنَ بِهِۦ جَمْعًا٥
Fawasatna bihi jamʿan
Ee bartanka u gala kulanka 'cadowga';
-
إِنَّ ٱلْإِنسَـٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٌ٦
Inna alinsana lirabbihi lakanoodun
Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi (Allaah).
-
وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ٧
Wainnahu ʿala thalika lashaheedun
Isaga baana taasi ka markhaati ah.
-
وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلْخَيْرِ لَشَدِيدٌ٨
Wainnahu lihubbi alkhayri lashadeedun
Oo hubaal waa ku daran yahay Jaceylka maalka.
-
۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِى ٱلْقُبُورِ٩
Afala yaʿlamu itha buʿthira ma fee alquboori
Ma wuusan ogeyn marka waxa ku jira qabuuraha la soo bixiyo.
-
وَحُصِّلَ مَا فِى ٱلصُّدُورِ١٠
Wahussila ma fee alssudoori
Waxa ku jirana laabaha la caddeeyo.
-
إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّخَبِيرٌۢ١١
Inna rabbahum bihim yawmaithin lakhabeerun
Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal (arrimahooda oo dhan).
Su’aalaha badanaa la is weydiiyo
Waa maxay macnaha magaca Suuradda Al-Caadiyaat?
Macnaha Al-Caadiyaat waa “Fardaha orda”.
Suuradda Al-Caadiyaat juz’ immisaad ayay ku jirtaa?
Suuradda Al-Caadiyaat waxay ku jirtaa juz’ 30.
Suuradda Al-Caadiyaat immisa aayadood ayay leedahay?
Suuradda Al-Caadiyaat waxay leedahay 11 aayadood.
Suuradda Al-Caadiyaat ma Makki baa mise waa Madani?
Suuradda Al-Caadiyaat waa suurad Makki ah.
Suuradda Al-Caadiyaat waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?
Waa suuradda 100aad ee Qur’aanka.
Ilaha
- Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
- Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
- Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
- Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
- Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
- Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.
Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.