سورة التكاثر

Suuradda At-Takaathur oo af Soomaali ah

Tartanka adduun badsiga

Musxafka

Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF

Suuradda At-Takaathur (التكاثر) waa suuradda 102aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 8 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Tartanka adduun badsiga”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.

Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda At-Takaathur oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.

Suuradda At-Takaathur oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ

  1. أَلْهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ۝١

    Alhakumu alttakathuru

    Waxaa idin shuqliya (dadow) adduun badsi (iyo isu faan).

  2. حَتَّىٰ زُرْتُمُ ٱلْمَقَابِرَ۝٢

    Hatta zurtumu almaqabira

    Ilaa aad siyaarataan qubuuraha (macnaha dhimataan oo la idinku aaso).

  3. كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ۝٣

    Kalla sawfa taʿlamoona

    Mayee! Waad ogaan doontaan.

  4. ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ۝٤

    Thumma kalla sawfa taʿlamoona

    Misna, mayee! Waad ogaan doontaan.

  5. كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ ٱلْيَقِينِ۝٥

    Kalla law taʿlamoona ʿilma alyaqeeni

    Mayee! haddaad og tihiin ogaansho dhab ah.

  6. لَتَرَوُنَّ ٱلْجَحِيمَ۝٦

    Latarawunna aljaheema

    Waxaad hubaal arki Naarta ololka badan.

  7. ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ ٱلْيَقِينِ۝٧

    Thumma latarawunnaha ʿayna alyaqeeni

    Markaas waxaad u ark si yaqiin leh.

  8. ثُمَّ لَتُسْـَٔلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ۝٨

    Thumma latusalunna yawmaithin ʿani alnnaʿeemi

    Waxaana Maalintaa la idin weydiin Nicmooyinkii (Alle idinku galladeystay).

Su’aalaha badanaa la is weydiiyo

Waa maxay macnaha magaca Suuradda At-Takaathur?

Macnaha At-Takaathur waa “Tartanka adduun badsiga”.

Suuradda At-Takaathur juz’ immisaad ayay ku jirtaa?

Suuradda At-Takaathur waxay ku jirtaa juz’ 30.

Suuradda At-Takaathur immisa aayadood ayay leedahay?

Suuradda At-Takaathur waxay leedahay 8 aayadood.

Suuradda At-Takaathur ma Makki baa mise waa Madani?

Suuradda At-Takaathur waa suurad Makki ah.

Suuradda At-Takaathur waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?

Waa suuradda 102aad ee Qur’aanka.

Ilaha

  • Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
  • Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
  • Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
  • Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
  • Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
  • Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.

Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.

Dejinta akhriska

Farta Qur’aanka
Cabbirka Carabiga
100%
Cabbirka turjumaadda
100%
Muuqaalka

Ku dar shaashadda hore

ReadSurahKa fur ReadSurah shaashadda hore, oo ku akhri shaashad buuxda. Suuradaha aad akhriday way furmayaan xitaa internet la’aan.

  1. Safari gudihiisa, taabo badhanka “Share”. iPhone-yada cusub, wuxuu ku jiraa liiska •••.
  2. Taabo “Add to Home Screen”. Hoos u dhaadhac haddii aadan arkin.
  3. Taabo “Add”.