سورة الهمزة
Suuradda Al-Humaza oo af Soomaali ah
Kan xanta badan
- 104
- 9 aayadood
- Makki
- Juz’ 30
- Bogga 601
Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF
Suuradda Al-Humaza (الهمزة) waa suuradda 104aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 9 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Kan xanta badan”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.
Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda Al-Humaza oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.
Suuradda Al-Humaza oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ
-
وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ١
Waylun likulli humazatin lumazatin
Hoog waxaa leh dure kasta, wax xanta.
-
ٱلَّذِى جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ٢
Allathee jamaʿa malan waʿaddadahu
Kaasoo maal ururiya oo u heysta sahay ahaan (aanse ka bixin xaqa lagu leeyahay: sakada, iwm);
-
يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخْلَدَهُۥ٣
Yahsabu anna malahu akhladahu
Wuxuu moodaa in maalkiisu waarin.
-
كَلَّا ۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِى ٱلْحُطَمَةِ٤
Kalla layunbathanna fee alhutamati
Mayee! Waxaa lagu tuuri burburisada.
-
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْحُطَمَةُ٥
Wama adraka ma alhutamatu
Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay burburisadu tahay?
-
نَارُ ٱللَّهِ ٱلْمُوقَدَةُ٦
Naru Allahi almooqadatu
Waa Naar Alle oo la huriyey.
-
ٱلَّتِى تَطَّلِعُ عَلَى ٱلْأَفْـِٔدَةِ٧
Allatee tattaliʿu ʿala alafidati
Ee kor ugu baxda quluubta dushooda (iyadoo gubeysa),
-
إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌ٨
lnnaha ʿalayhim musadatun
Waxaa lagaga xidhi dusha (gaalada).
-
فِى عَمَدٍ مُّمَدَّدَةٍۭ٩
Fee ʿamadin mumaddadatin
Tiirar la taagay dhexdood.
Su’aalaha badanaa la is weydiiyo
Waa maxay macnaha magaca Suuradda Al-Humaza?
Macnaha Al-Humaza waa “Kan xanta badan”.
Suuradda Al-Humaza juz’ immisaad ayay ku jirtaa?
Suuradda Al-Humaza waxay ku jirtaa juz’ 30.
Suuradda Al-Humaza immisa aayadood ayay leedahay?
Suuradda Al-Humaza waxay leedahay 9 aayadood.
Suuradda Al-Humaza ma Makki baa mise waa Madani?
Suuradda Al-Humaza waa suurad Makki ah.
Suuradda Al-Humaza waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?
Waa suuradda 104aad ee Qur’aanka.
Ilaha
- Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
- Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
- Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
- Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
- Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
- Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.
Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.