سورة الإنفطار
Suuradda Al-Infidaar oo af Soomaali ah
Kala dillaaca
- 82
- 19 aayadood
- Makki
- Juz’ 30
- Bogga 587
Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF
Suuradda Al-Infidaar (الإنفطار) waa suuradda 82aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 19 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Kala dillaaca”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.
Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda Al-Infidaar oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.
Suuradda Al-Infidaar oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ
-
إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنفَطَرَتْ١
Itha alssamao infatarat
Markay samada dildillaacdo.
-
وَإِذَا ٱلْكَوَاكِبُ ٱنتَثَرَتْ٢
Waitha alkawakibu intatharat
Markay xiddiguhu daataan oo kala firdhaan.
-
وَإِذَا ٱلْبِحَارُ فُجِّرَتْ٣
Waitha albiharu fujjirat
Marka badaha laysku furo oo soo fatahaan.
-
وَإِذَا ٱلْقُبُورُ بُعْثِرَتْ٤
Waitha alqubooru buʿthirat
Marka qabuuraha la soo qufo.
-
عَلِمَتْ نَفْسٌ مَّا قَدَّمَتْ وَأَخَّرَتْ٥
ʿAlimat nafsun ma qaddamat waakhkharat
Naf walbaa waxay ogaan waxay hormarsatay iyo (waxay) dib marisay (khayr ama shar oo laga jaazeyn).
-
يَـٰٓأَيُّهَا ٱلْإِنسَـٰنُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ ٱلْكَرِيمِ٦
Ya ayyuha alinsanu ma gharraka birabbika alkareemi
Qof yahow! Maxaa kaa jeediyey Rabbigaaga, Roonaanta Badan?
-
ٱلَّذِى خَلَقَكَ فَسَوَّىٰكَ فَعَدَلَكَ٧
Allathee khalaqaka fasawwaka faʿadalaka
Kaasoo ku abuuray, kuna ekeeyey oo ku simay?
-
فِىٓ أَىِّ صُورَةٍ مَّا شَآءَ رَكَّبَكَ٨
Fee ayyi sooratin ma shaa rakkabaka
Suuradduu doonana kuu sameeyey?.
-
كَلَّا بَلْ تُكَذِّبُونَ بِٱلدِّينِ٩
Kalla bal tukaththiboona bialddeeni
Mayee bal waxaad beenisaan maalinta is abaal marinta (jaazeynta).
-
وَإِنَّ عَلَيْكُمْ لَحَـٰفِظِينَ١٠
Wainna ʿalaykum lahafitheena
Waxaana xaqiiq korkiinna ah (oo idiin xil saaran malaa’ig) gaar idinka haya.
-
كِرَامًا كَـٰتِبِينَ١١
Kiraman katibeena
Sharaf leh, qoraya (acmaashiinna),
-
يَعْلَمُونَ مَا تَفْعَلُونَ١٢
Yaʿlamoona ma tafʿaloona
Ogsoon wax kastoo aad fashaan.
-
إِنَّ ٱلْأَبْرَارَ لَفِى نَعِيمٍ١٣
Inna alabrara lafee naʿeemin
Hubaal, baarriyadu waxay dhex ahaan barwaaqo (Janno).
-
وَإِنَّ ٱلْفُجَّارَ لَفِى جَحِيمٍ١٤
Wainna alfujjara lafee jaheemin
Oo hubaal xume falayaashu waxay ku sugnaan Naar ololaysa.
-
يَصْلَوْنَهَا يَوْمَ ٱلدِّينِ١٥
Yaslawnaha yawma alddeeni
Ay geli oo ku guban Maalinta Is abaalmarinta (Jaazeynta).
-
وَمَا هُمْ عَنْهَا بِغَآئِبِينَ١٦
Wama hum ʿanha bighaibeena
Kamana maqnaadaan marnaba xaggeeda (Naarta).
-
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا يَوْمُ ٱلدِّينِ١٧
Wama adraka ma yawmu alddeeni
Maxaa ku ogeysiiyey waxay Maalinta is abaal marintu tahay?
-
ثُمَّ مَآ أَدْرَىٰكَ مَا يَوْمُ ٱلدِّينِ١٨
Thumma ma adraka ma yawmu alddeeni
Misna, maxaa ku ogeysiiyey waxay Maalinta is abaal marintu tahay?
-
يَوْمَ لَا تَمْلِكُ نَفْسٌ لِّنَفْسٍ شَيْـًٔا ۖ وَٱلْأَمْرُ يَوْمَئِذٍ لِّلَّهِ١٩
Yawma la tamliku nafsun linafsin shayan waalamru yawmaithin lillahi
(Waa) maalinta aysan nafi wax u tarin naf kale. Amarkana Maalintaas waxaa gebi ahaanba iska leh Allaah.
Su’aalaha badanaa la is weydiiyo
Waa maxay macnaha magaca Suuradda Al-Infidaar?
Macnaha Al-Infidaar waa “Kala dillaaca”.
Suuradda Al-Infidaar juz’ immisaad ayay ku jirtaa?
Suuradda Al-Infidaar waxay ku jirtaa juz’ 30.
Suuradda Al-Infidaar immisa aayadood ayay leedahay?
Suuradda Al-Infidaar waxay leedahay 19 aayadood.
Suuradda Al-Infidaar ma Makki baa mise waa Madani?
Suuradda Al-Infidaar waa suurad Makki ah.
Suuradda Al-Infidaar waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?
Waa suuradda 82aad ee Qur’aanka.
Ilaha
- Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
- Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
- Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
- Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
- Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
- Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.
Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.