سورة الضحى
Suuradda Ad-Duxaa oo af Soomaali ah
Barqada
- 93
- 11 aayadood
- Makki
- Juz’ 30
- Bogga 596
Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF
Suuradda Ad-Duxaa (الضحى) waa suuradda 93aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 11 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Barqada”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.
Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda Ad-Duxaa oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.
Suuradda Ad-Duxaa oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ
-
وَٱلضُّحَىٰ١
Waaldduha
Waxaan ku dhaartay Barqada.
-
وَٱلَّيْلِ إِذَا سَجَىٰ٢
Waallayli itha saja
Iyo habeenka markuu xasilo (madoobaado).
-
مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ٣
Ma waddaʿaka rabbuka wama qala
Rabbigaa kaama tagin (Nabi Muxammadow), mana uu kuu cadhoon.
-
وَلَلْـَٔاخِرَةُ خَيْرٌ لَّكَ مِنَ ٱلْأُولَىٰ٤
Walalakhiratu khayrun laka mina aloola
Aakhiro baa kaaga khayr badan noloshatan (hore ee adduunka).
-
وَلَسَوْفَ يُعْطِيكَ رَبُّكَ فَتَرْضَىٰٓ٥
Walasawfa yuʿteeka rabbuka fatarda
Rabbigaa baa ku siin (khayr badan), waadna raalli noqon.
-
أَلَمْ يَجِدْكَ يَتِيمًا فَـَٔاوَىٰ٦
Alam yajidka yateeman faawa
Miyuusan ku helin adigoo agoon ah oo ku hoyaadin?
-
وَوَجَدَكَ ضَآلًّا فَهَدَىٰ٧
Wawajadaka dallan fahada
Oo ku helin adigoo habowsan oo kuma hanuunin?
-
وَوَجَدَكَ عَآئِلًا فَأَغْنَىٰ٨
Wawajadaka ʿailan faaghna
Oo ku helin adigoo caydh ah oo kuma hodmin?
-
فَأَمَّا ٱلْيَتِيمَ فَلَا تَقْهَرْ٩
Faamma alyateema fala taqhar
Ee agoon, ha dhibin.
-
وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنْهَرْ١٠
Waamma alssaila fala tanhar
Kan wax ku weydiistana, ha ku qeylin.
-
وَأَمَّا بِنِعْمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثْ١١
Waamma biniʿmati rabbika fahaddith
Nicmadda Rabbigaana (Islaamka, Towxiidka, Qur'aanka, Xaqa, sheeg (oo ka mahad celi).
Su’aalaha badanaa la is weydiiyo
Waa maxay macnaha magaca Suuradda Ad-Duxaa?
Macnaha Ad-Duxaa waa “Barqada”.
Suuradda Ad-Duxaa juz’ immisaad ayay ku jirtaa?
Suuradda Ad-Duxaa waxay ku jirtaa juz’ 30.
Suuradda Ad-Duxaa immisa aayadood ayay leedahay?
Suuradda Ad-Duxaa waxay leedahay 11 aayadood.
Suuradda Ad-Duxaa ma Makki baa mise waa Madani?
Suuradda Ad-Duxaa waa suurad Makki ah.
Suuradda Ad-Duxaa waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?
Waa suuradda 93aad ee Qur’aanka.
Ilaha
- Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
- Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
- Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
- Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
- Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
- Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.
Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.