سورة الشرح

Suuradda Ash-Sharx oo af Soomaali ah

Nafisaadda

Musxafka

Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF

Suuradda Ash-Sharx (الشرح) waa suuradda 94aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 8 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Nafisaadda”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.

Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda Ash-Sharx oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.

Suuradda Ash-Sharx oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ

  1. أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ۝١

    Alam nashrah laka sadraka

    Miyaanaan kuu waasicinnin (Nabi Muxammadow) laabtaada?

  2. وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ۝٢

    Wawadaʿna ʿanka wizraka

    Oo sidaa kaaga dejin culeyskii ku saarnaa1,

    Sharaxa hoose
    [1] Macnaha waa aan kuu dhaafin oo cafin gefafkaaga kuwii hore iyo kuwa dambeba, ama kaa qaadin culeyskii aad dareemeysey billowgii gaarsiinta iyo fidint diinta.
  3. ٱلَّذِىٓ أَنقَضَ ظَهْرَكَ۝٣

    Allathee anqada thahraka

    Kaasoo cusleeyey dhabarkaaga,

  4. وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ۝٤

    Warafaʿna laka thikraka

    Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga?

  5. فَإِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًا۝٥

    Fainna maʿa alʿusri yusran

    Xaqiiq, dhibka waxaa la socda faraj.

  6. إِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًا۝٦

    Inna maʿa alʿusri yusran

    Xaqiiq, waxaa dhibka la socda faraj.

  7. فَإِذَا فَرَغْتَ فَٱنصَبْ۝٧

    Faitha faraghta fainsab

    Ee markaad bogto (salaadda) ku dadaal duceysiga (iyo Alle ammaanka iyo Xuskiis).

  8. وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرْغَب۝٨

    Waila rabbika fairghab

    Xagga Rabbigaa (keliyana) wax ka rajee.

Su’aalaha badanaa la is weydiiyo

Waa maxay macnaha magaca Suuradda Ash-Sharx?

Macnaha Ash-Sharx waa “Nafisaadda”.

Suuradda Ash-Sharx juz’ immisaad ayay ku jirtaa?

Suuradda Ash-Sharx waxay ku jirtaa juz’ 30.

Suuradda Ash-Sharx immisa aayadood ayay leedahay?

Suuradda Ash-Sharx waxay leedahay 8 aayadood.

Suuradda Ash-Sharx ma Makki baa mise waa Madani?

Suuradda Ash-Sharx waa suurad Makki ah.

Suuradda Ash-Sharx waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?

Waa suuradda 94aad ee Qur’aanka.

Ilaha

  • Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
  • Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
  • Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
  • Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
  • Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
  • Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.

Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.

Dejinta akhriska

Farta Qur’aanka
Cabbirka Carabiga
100%
Cabbirka turjumaadda
100%
Muuqaalka

Ku dar shaashadda hore

ReadSurahKa fur ReadSurah shaashadda hore, oo ku akhri shaashad buuxda. Suuradaha aad akhriday way furmayaan xitaa internet la’aan.

  1. Safari gudihiisa, taabo badhanka “Share”. iPhone-yada cusub, wuxuu ku jiraa liiska •••.
  2. Taabo “Add to Home Screen”. Hoos u dhaadhac haddii aadan arkin.
  3. Taabo “Add”.