سورة العلق

Suuradda Al-Calaq oo af Soomaali ah

Xinjirta

Musxafka

Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF

Suuradda Al-Calaq (العلق) waa suuradda 96aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 19 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Xinjirta”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.

Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda Al-Calaq oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.

Suuradda Al-Calaq oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ

  1. ٱقْرَأْ بِٱسْمِ رَبِّكَ ٱلَّذِى خَلَقَ۝١

    Iqra biismi rabbika allathee khalaqa

    Ku akhri 'Nabiyow' Magaca Rabbigaa ee abuuray (wax waliba).

  2. خَلَقَ ٱلْإِنسَـٰنَ مِنْ عَلَقٍ۝٢

    Khalaqa alinsana min ʿalaqin

    Ka abuuray aadmiga xinjir.

  3. ٱقْرَأْ وَرَبُّكَ ٱلْأَكْرَمُ۝٣

    Iqra warabbuka alakramu

    Akhri! Rabbigaana waa Sharaf Badnaha,

  4. ٱلَّذِى عَلَّمَ بِٱلْقَلَمِ۝٤

    Allathee ʿallama bialqalami

    (Dadka) baray sida wax loogu qoro qalinka.

  5. عَلَّمَ ٱلْإِنسَـٰنَ مَا لَمْ يَعْلَمْ۝٥

    ʿAllama alinsana ma lam yaʿlam

    Baray Aadmiga wax uusan aqoon.

  6. كَلَّآ إِنَّ ٱلْإِنسَـٰنَ لَيَطْغَىٰٓ۝٦

    Kalla inna alinsana layatgha

    Mayee! Aadmigu (kan gaalka ahi) wuu xadgudbaa oo kibraa.

  7. أَن رَّءَاهُ ٱسْتَغْنَىٰٓ۝٧

    An raahu istaghna

    Markuu isku ogaado Hodantinnimo iyo deeqtoonaan.

  8. إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلرُّجْعَىٰٓ۝٨

    Inna ila rabbika alrrujʿa

    Hubaal! Waa xagga Rabbigaa noqodku.

  9. أَرَءَيْتَ ٱلَّذِى يَنْهَىٰ۝٩

    Araayta allathee yanha

    Ka warran midka ka reeba.

  10. عَبْدًا إِذَا صَلَّىٰٓ۝١٠

    ʿAbdan itha salla

    Addoon (Alle) oo tukan salaad?

  11. أَرَءَيْتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلْهُدَىٰٓ۝١١

    Araayta in kana ʿala alhuda

    Bal ka warran hadduu ku sugan yahay (addoonkaa) jid toosan?

  12. أَوْ أَمَرَ بِٱلتَّقْوَىٰٓ۝١٢

    Aw amara bialttaqwa

    Amaba uu amro Alle ka cabsiga iyo xume ka dhowrsiga?

  13. أَرَءَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰٓ۝١٣

    Araayta in kaththaba watawalla

    Bal ka warran hadduu kaasina (gaalka ahi) beeniyo Xaqa, kana jeesado?

  14. أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ۝١٤

    Alam yaʿlam bianna Allaha yara

    Mawuusan ogeyn in Alle arko?

  15. كَلَّا لَئِن لَّمْ يَنتَهِ لَنَسْفَعًۢا بِٱلنَّاصِيَةِ۝١٥

    Kalla lain lam yantahi lanasfaʿan bialnnasiyati

    Mayee! Haddii uusan meel joogin, waxaanu hubaal qaban foodda,

  16. نَاصِيَةٍ كَـٰذِبَةٍ خَاطِئَةٍ۝١٦

    Nasiyatin kathibatin khatiatin

    Food beenley ah oo gefley ah.

  17. فَلْيَدْعُ نَادِيَهُۥ۝١٧

    Falyadʿu nadiyahu

    Ha u yeedho golihiisa.

  18. سَنَدْعُ ٱلزَّبَانِيَةَ۝١٨

    Sanadʿu alzzabaniyata

    Waxaanu u yeedhi malaa’ig daran.

  19. كَلَّا لَا تُطِعْهُ وَٱسْجُدْ وَٱقْتَرِب ۩۝١٩

    Kalla la tutiʿhu waosjud waiqtarib

    Mayee, ha adeecin oo sujuud, una dhowow (Alle).

Su’aalaha badanaa la is weydiiyo

Waa maxay macnaha magaca Suuradda Al-Calaq?

Macnaha Al-Calaq waa “Xinjirta”.

Suuradda Al-Calaq juz’ immisaad ayay ku jirtaa?

Suuradda Al-Calaq waxay ku jirtaa juz’ 30.

Suuradda Al-Calaq immisa aayadood ayay leedahay?

Suuradda Al-Calaq waxay leedahay 19 aayadood.

Suuradda Al-Calaq ma Makki baa mise waa Madani?

Suuradda Al-Calaq waa suurad Makki ah.

Suuradda Al-Calaq waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?

Waa suuradda 96aad ee Qur’aanka.

Ilaha

  • Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
  • Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
  • Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
  • Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
  • Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
  • Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.

Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.

Dejinta akhriska

Farta Qur’aanka
Cabbirka Carabiga
100%
Cabbirka turjumaadda
100%
Muuqaalka

Ku dar shaashadda hore

ReadSurahKa fur ReadSurah shaashadda hore, oo ku akhri shaashad buuxda. Suuradaha aad akhriday way furmayaan xitaa internet la’aan.

  1. Safari gudihiisa, taabo badhanka “Share”. iPhone-yada cusub, wuxuu ku jiraa liiska •••.
  2. Taabo “Add to Home Screen”. Hoos u dhaadhac haddii aadan arkin.
  3. Taabo “Add”.