سورة التين

Suuradda At-Tiin oo af Soomaali ah

Berdaha

Musxafka

Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF

Suuradda At-Tiin (التين) waa suuradda 95aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 8 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Berdaha”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.

Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda At-Tiin oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.

Suuradda At-Tiin oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin

بِّسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ

  1. وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيْتُونِ۝١

    Waaltteeni waalzzaytooni

    Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka1.

    Sharaxa hoose
    [1] Waa tilmaan sidoo kale halkay ka baxaan ee Falastiin ee ah halka laga soo saaray Ciise c.s. Nabi ahaan.
  2. وَطُورِ سِينِينَ۝٢

    Watoori seeneena

    Iyo Buurta Siinaay1.

    Sharaxa hoose
    [1] Ee ah halkuu Alle kula hadlay Muuse c.s.
  3. وَهَـٰذَا ٱلْبَلَدِ ٱلْأَمِينِ۝٣

    Wahatha albaladi alameeni

    Iyo magaaladan Aaminka ah 'Makkah'1,

    Sharaxa hoose
    [1] Ee Nabi Muxammad laga soo doortay Rasuul Alle ahaan.
  4. لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَـٰنَ فِىٓ أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ۝٤

    Laqad khalaqna alinsana fee ahsani taqweemin

    Waxaan dhab ahaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan.

  5. ثُمَّ رَدَدْنَـٰهُ أَسْفَلَ سَـٰفِلِينَ۝٥

    Thumma radadnahu asfala safileena

    Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya1.

    Sharaxa hoose
    [1] Naarta gudaheeda ama da'da asaasqnimada.
  6. إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ۝٦

    Illa allatheena amanoo waʿamiloo alssalihati falahum ajrun ghayru mamnoonin

    Kuwase (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, waxay leeyihiin jar aan weligi go’ynin (Janno).

  7. فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِٱلدِّينِ۝٧

    Fama yukaththibuka baʿdu bialddeeni

    Maxaa kugu xamaabri (aadmigow) inaad beeniso arrinka is abaal marinta (Aakhiro)?

  8. أَلَيْسَ ٱللَّهُ بِأَحْكَمِ ٱلْحَـٰكِمِينَ۝٨

    Alaysa Allahu biahkami alhakimeena

    Sow ma aha Alle Kan u wanaagsan inta wax xukunta1?

    Sharaxa hoose
    [1] Haayoo, wuu Yahay.

Su’aalaha badanaa la is weydiiyo

Waa maxay macnaha magaca Suuradda At-Tiin?

Macnaha At-Tiin waa “Berdaha”.

Suuradda At-Tiin juz’ immisaad ayay ku jirtaa?

Suuradda At-Tiin waxay ku jirtaa juz’ 30.

Suuradda At-Tiin immisa aayadood ayay leedahay?

Suuradda At-Tiin waxay leedahay 8 aayadood.

Suuradda At-Tiin ma Makki baa mise waa Madani?

Suuradda At-Tiin waa suurad Makki ah.

Suuradda At-Tiin waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?

Waa suuradda 95aad ee Qur’aanka.

Ilaha

  • Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
  • Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
  • Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
  • Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
  • Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
  • Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.

Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.

Dejinta akhriska

Farta Qur’aanka
Cabbirka Carabiga
100%
Cabbirka turjumaadda
100%
Muuqaalka

Ku dar shaashadda hore

ReadSurahKa fur ReadSurah shaashadda hore, oo ku akhri shaashad buuxda. Suuradaha aad akhriday way furmayaan xitaa internet la’aan.

  1. Safari gudihiisa, taabo badhanka “Share”. iPhone-yada cusub, wuxuu ku jiraa liiska •••.
  2. Taabo “Add to Home Screen”. Hoos u dhaadhac haddii aadan arkin.
  3. Taabo “Add”.