سورة الأعلى

Suuradda Al-Aclaa oo af Soomaali ah

Kan ugu sarreeya

Musxafka

Mishary Rashid AlafasySoo deji MP3Soo deji PDF

Suuradda Al-Aclaa (الأعلى) waa suuradda 87aad ee Qur’aanka, waxayna leedahay 19 aayadood. Macnaha magaceedu waa “Kan ugu sarreeya”. Waa suurad Makki ah, oo ku soo degtay Makka ka hor Hijrada, waxayna ku jirtaa juz’ 30.

Boggan waxaad ku akhrin kartaa Suuradda Al-Aclaa oo dhan af Carabi, oo ay weheliso turjumaadda af Soomaaliga ee Abdullah Hasan Yacob aayad aayad iyo far Laatiin, waxaadna dhegeysan kartaa akhriskeeda.

Suuradda Al-Aclaa oo dhan: Carabi, turjumaad af Soomaali iyo far Laatiin

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ

  1. سَبِّحِ ٱسْمَ رَبِّكَ ٱلْأَعْلَى۝١

    Sabbihi isma rabbika alaʿla

    Xurmo weynee oo ku tasbiixso Magaca Rabbigaa ee Sarreeya.

  2. ٱلَّذِى خَلَقَ فَسَوَّىٰ۝٢

    Allathee khalaqa fasawwa

    Ee abuuray (uunka) oo ekeeyey.

  3. وَٱلَّذِى قَدَّرَ فَهَدَىٰ۝٣

    Waallathee qaddara fahada

    Ee ah Kan wax walba qaddaray, ee hagay.

  4. وَٱلَّذِىٓ أَخْرَجَ ٱلْمَرْعَىٰ۝٤

    Waallathee akhraja almarʿa

    Ee ah Kan soo saara daaqa.

  5. فَجَعَلَهُۥ غُثَآءً أَحْوَىٰ۝٥

    Fajaʿalahu ghuthaan ahwa

    Ka dhiga markaas kaddib caws engagan oo madow.

  6. سَنُقْرِئُكَ فَلَا تَنسَىٰٓ۝٦

    Sanuqrioka fala tansa

    Waxaan kuu akhriyeynaa (Nabiyow) Qur’aanka mana illaaweysid,

  7. إِلَّا مَا شَآءَ ٱللَّهُ ۚ إِنَّهُۥ يَعْلَمُ ٱلْجَهْرَ وَمَا يَخْفَىٰ۝٧

    Illa ma shaa Allahu innahu yaʿlamu aljahra wama yakhfa

    Wuxuu Alle doono ma’ahee, Wuxuu xaqiiq Og yahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba.

  8. وَنُيَسِّرُكَ لِلْيُسْرَىٰ۝٨

    Wanuyassiruka lilyusra

    Waxaanu kuu fududeyn waddada sahlan (Islaamka).

  9. فَذَكِّرْ إِن نَّفَعَتِ ٱلذِّكْرَىٰ۝٩

    Fathakkir in nafaʿati alththikra

    Ee waani, markay wax tari waanadu.

  10. سَيَذَّكَّرُ مَن يَخْشَىٰ۝١٠

    Sayaththakkaru man yakhsha

    Waxaa waantoobi Kan (ka) baqa (Alle).

  11. وَيَتَجَنَّبُهَا ٱلْأَشْقَى۝١١

    Wayatajannabuha alashqa

    Waxaana ka fogaan 'waanada' qofka xun.

  12. ٱلَّذِى يَصْلَى ٱلنَّارَ ٱلْكُبْرَىٰ۝١٢

    Allathee yasla alnnara alkubra

    Kaasoo geli Naar weyn oo ku guban.

  13. ثُمَّ لَا يَمُوتُ فِيهَا وَلَا يَحْيَىٰ۝١٣

    Thumma la yamootu feeha wala yahya

    Uusan ku dhimanayn dhexdeeda, kuna noolaanayn.

  14. قَدْ أَفْلَحَ مَن تَزَكَّىٰ۝١٤

    Qad aflaha man tazakka

    Waxaa liibaani qofkii ka daahiriya naftiisa (shirkiga iyo macaasida).

  15. وَذَكَرَ ٱسْمَ رَبِّهِۦ فَصَلَّىٰ۝١٥

    Wathakara isma rabbihi fasalla

    Oo xusa Magaca Rabbigi oo tukada.

  16. بَلْ تُؤْثِرُونَ ٱلْحَيَوٰةَ ٱلدُّنْيَا۝١٦

    Bal tuthiroona alhayata alddunya

    Waxaadse door biddaan nolosha adduunkan;

  17. وَٱلْـَٔاخِرَةُ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰٓ۝١٧

    Waalakhiratu khayrun waabqa

    Aakhiro baase khayr badan oo baaqi ah.

  18. إِنَّ هَـٰذَا لَفِى ٱلصُّحُفِ ٱلْأُولَىٰ۝١٨

    Inna hatha lafee alssuhufi aloola

    Hubaal (hadal)kani wuxuu ku yaal Kututbtii hore,

  19. صُحُفِ إِبْرَٰهِيمَ وَمُوسَىٰ۝١٩

    Suhufi ibraheema wamoosa

    Kutubtii Ibraahiim iyo Muuse.

Su’aalaha badanaa la is weydiiyo

Waa maxay macnaha magaca Suuradda Al-Aclaa?

Macnaha Al-Aclaa waa “Kan ugu sarreeya”.

Suuradda Al-Aclaa juz’ immisaad ayay ku jirtaa?

Suuradda Al-Aclaa waxay ku jirtaa juz’ 30.

Suuradda Al-Aclaa immisa aayadood ayay leedahay?

Suuradda Al-Aclaa waxay leedahay 19 aayadood.

Suuradda Al-Aclaa ma Makki baa mise waa Madani?

Suuradda Al-Aclaa waa suurad Makki ah.

Suuradda Al-Aclaa waa suuradda meeqaad ee Qur’aanka?

Waa suuradda 87aad ee Qur’aanka.

Ilaha

  • Arabic text: Tanzil Quran Text (Uthmani) (Tanzil Project, CC BY 3.0), reproduced without changes.
  • Translation: Abdullah Hasan Yacob, from QuranEnc.com, version 1.0.27, reproduced without changes.
  • Transliteration: Tanzil.net English transliteration.
  • Recitation: Mishary Rashid Alafasy, via QuranicAudio.com and EveryAyah.com.
  • Word by word: recordings and meanings from Quran.com (Quran Foundation), played when you tap a word.
  • Madinah and IndoPak fonts (Settings): the text in those scripts and their fonts come from the Quran Foundation (Quran.com); the Madinah font is the King Fahd Glorious Quran Printing Complex's Uthmanic Hafs font.

Found a mistake? Report a mistake and we will check it against the source.

Dejinta akhriska

Farta Qur’aanka
Cabbirka Carabiga
100%
Cabbirka turjumaadda
100%
Muuqaalka

Ku dar shaashadda hore

ReadSurahKa fur ReadSurah shaashadda hore, oo ku akhri shaashad buuxda. Suuradaha aad akhriday way furmayaan xitaa internet la’aan.

  1. Safari gudihiisa, taabo badhanka “Share”. iPhone-yada cusub, wuxuu ku jiraa liiska •••.
  2. Taabo “Add to Home Screen”. Hoos u dhaadhac haddii aadan arkin.
  3. Taabo “Add”.